Inbadan oo SIYAASADA Somaliya kulajira faraha wey ka aamuseen HALISTA🇸🇴 lagalinaayo ee ah mid GUDAHA ama DIBADA.
• HSM dowladii🇸🇴 waxa uukadhige KALIGIIS.
• HSM wadanki waxa ka BURBURIYE 2bo DEPARTMENT oo muhim ahaa.
• HSM doorashadiisi kadib waxaabate MUSUQMAASUQ, BOOBKA, DILKA, BALWADA, SHAQO-LA’AANTA, QABIILKA,
• HSM kadib waxaa lume XARIIRKI & WADASHAQEYNTII FGS🇸🇴&STATES almost all like JL, PL, SL, KG
• HSM 2•5yrs waxa uu kudhameeye SAFAR+SAXIIXIYO aanan 🇸🇴PARLIAMENT lahorkeenin.
• HSM waxa uudile awoodii 🇸🇴SNF
• HSM awoodii DFS waxa uukadhigi kaligiis & meelkasta oo isaga USAXIIXE qof.
• HSM waxa uu indhaha kaxertay dadkii SSC kudhamaade, misna xitaa weli FULL membership weli SAXIIXIN.
• HSM waxa uu hada kafikirayaa sida uu 2yrs ugu darsan lahaa; NOT FAIR ELECTION 🗳️