Official twitter account for 2nd Deputy Speaker of the upper house FGS @Aqalkasare Somalia / former Minister of Communication/ Minister Interior Puntland.

Muqdisho, Garowe Somalia
Sen. Abdullahi Ali Hersi Timacadde retweeted
Join us this year at Puntland Tech Week 2024, themed Empowering Youth in Digital Job Creation and Leveraging Grassroots Digital Entrepreneurship Opportunities Recognition. Let's build a brighter future for Somali youth through tech and innovation.#PuntlandTechWeek #YouthInTech
5
8
497
Ciidul Adxaa mubaarak Ilaahay baa mahad leh inasoo gaadhsiiyey maalmo barakaysan Waxaan munaasabadda ciidda darteed ugu hambalyeynayaa ummadda soomaaliyeed meelkasta ay joogaan . Ciidul Adxa mubaarak
3
3
12
767
Waxaan bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan reer SSC-khaatuno uga tacsiyeynayaa geerida allaah ha u naxariistee Xaaji Axmed Cabdi Timir oo geeriyoodey. Allaah baan naxariis waarta uga baryayaa Xaaji Axmed, qoyskii, ehelkii iyo uu ka geeriyoodey na allaah ha samir siiyo.
1
2
5
483
Madaxweynaha SSC-KHAATUMO oo safar shaqo u aadey dalka dibaddiisa ayaan ka saagpotiney Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Somalia.
1
6
27
769
Ma Goblamin Darwiishkii !!!
3
8
41
1,646
Thrilled to welcome the President of SSC-KHAATUMO to Muqdisho and engage in fruitful discussions regarding collaboration between the federal government and FMs in Somalia.
4
19
1,092
Ciid Mubaarak dhamaan umadda Soomaaliyeed meel kasta oo aad joogtaan. Allaah ha ina ka aqbalo acmaashii bisha Ramadaan. Somaaliya sanaddo badan oo horumar, midnimo iyo wadajir @Timacadde_
1
3
9
1,157
Hambalyo dhalinyarada matalayey Degmada Laascaanood ee SSC-Khaatumo oo ku guuleystay tartan aqooneedka Degmooyinka bisha Ramadaan ee Somalia
6
8
49
2,013
إنَّا للهِ وإنَّا إليه راجعونَ Hooyo xaawo hussein Qabrigeeda Allah ha u nuuro. Waxan tacsida la wadaagayaa dhamaan ehelki iyo qaraabadii ay ugu horeyaan caruurrteedi ilma jabuutaawi samir iyo iman illahay haidinka siiyo hooyo البقاء لله
5
353
Waxaa farxad ii ahayd inaan ka qayb galo munaasibadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka @HassanSMohamud ku saxiixay nuqulka Rasmiga ah ee cutubyada Dastuurka ee Baarlamaanka labada aqal ansixiyeen. Waxay ahayd tilaabo qiimo badan oo horay loogu qaaday Dawlad dhiska Somalia
1
1
11
619
Today marks a historic milestone for Somalia as both Houses of Parliament vote to complete the 1st four chapters of the Constitution review process. A crucial step towards a brighter future. #Somalia #ConstitutionReview
18
13
78
17,405
Ramadan Mubaarak dhamaan.
43
9
97
11,070
Ka doodista cutubka 4-aad ee Dastuurka KMG ah, ayaa maanta u gudbay ka doodista Madaxa Saddexaad oo ka hadlaya xisbiyada siyasadeed iyo madaxa 4-aad oo ku saabsan maamulka Dlorashooyinka dalka.
2
12
1,943
Doodda maanta ee wax ka beddelka Dastuurka: Cutubka 4aad.
2
1
5
656
Somalia's Parliament engages in crucial discussions on constitutional amendments, focusing on Articles 31-40 in the second chapter. A significant step towards shaping the nation's governance. #Somalia #ConstitutionalReview #ParliamentDebate"
2
3
493
Baarlamaanka 2da Aqalka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta soo geba gebeeyey ka doodista iyo dhagaysiga soo jeedinnada wax ka beddelka qodobada 31-aad illaa 40-aad ee cutubka labaad ee Datuurka KMG ah.
1
6
666
Waxaan u hambalyeynayaa Baarlamaanka JFS oo maanta meel mariyey habraaca Dastuurka JFS oo markii ugu horaysay lagu xusay maamulka @SSCKhaatumo Taas oo hiil u ah inta jecel midnimada soomaaliyeed Ssc khaatumo guul soomaliya Guul
3
3
10
1,080
Sen. Abdullahi Ali Hersi Timacadde retweeted
#WATCH: @SSCKhaatumo hold press conference discussing recent attacks by separatist #Somaliland militia on the town of #Yeyle in #Sool which resulted in the death of one civilian herder & injury of his brother. #Somalia
SSC Scope
5
15
2,008
Had a productive discussion at Muqdisho with H.E. Abdikadir Ahmed Ali, the president of SSC-Khaatumo, prior to his departure for Laascaanood. We highlighted the areas of collaboration between the upper house parliament of Somalia and the federal member state of SSC-KHAATUMO
4
8
47
3,702
Waxaa maanta sharaf ii ahayd inaan qayb ka ahaado kulanka rasmiga ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya @HassanSMohamud oo uu wehelinayey Ra'iisul Wasaare Xamse Cabdi Bare uu ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka hoggaamiyaha SSC Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed
1
10
25
1,573